Newsroom

Find the latest news on ALGASL work and issues related to Somaliland local governments

ururka dawladdaha hoose ee somaliland oo ugu deeqay suuqa waaheen 1.5 million doolar
News Association of Local Government Authorities of Somaliland (ALGASL) News Association of Local Government Authorities of Somaliland (ALGASL)

ururka dawladdaha hoose ee somaliland oo ugu deeqay suuqa waaheen 1.5 million doolar

Waxaa dhacday Masiibo qaran tariikhdu markay ahayd 1/4/2022 masiibadaas oo ahayd Dabkii qabsaday suuqa Waaheen ee ku yaalay caasimada JSL ee hargeysa. Masiibadaas oo ahayd masiisbo baabiisay hanti lagu qiyaasay inay gaadhay say (Hal bilyan ilaa hal bilyan iyo badh oo doolar) hantidaas oo isugu jirtay guurto iyo maguurto dhamaantoodna halkaa ku shuf beeshay markii uu madax waynuhu JSLand ku dhawaaqay masiibdaa qaran ee dalkeena ka dhacday ayaa waxaa la isu xilsaaray in laga wada qayb qaato sidii loo caawinlaa umadaa ku waxyeelawday masiibadaas heer shakhsi ilaa heer qaran.

Read More